Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dhameystirka dastuurka waa horutabin Qaran”

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhameystirka dastuurka uu yahay horutabin Qaran. Madaxweynaha JFS mudane , Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay gogosha wadatashiga Qaran…

CAALAMKA

Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran

Milatariga Israel ayaa sheegay in ay qaadeen mowjado duqeymo ah oo lala beegsaday xarunaha militariga Iran iyo goobaha nukliyeerka ee…

Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan

Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka  ah ka geysatay  deegaanka koonfureed ee magaalada Beyruut,halkaasi oo la soo sheegayo in ay jiraan…

Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza

Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas Sami Abu Zuhri  ayaa sheegay in kooxda hubeysan ee Falastiin ay diidi doonaan soo…

Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka

madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hor istaagay awoodda Maamulka  jaamacadda Harvard ee ay ku diiwaangelinayaan ardayda caalamiga ah ee doonaya…

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dhameystirka dastuurka waa horutabin Qaran”

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhameystirka dastuurka uu yahay…

Wasaaradda kaluumaysiga oo heshiis horumarineed la gaartay shirkadda OYAK ee Turkiga

Ankara (SONNA): Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee JFS iyo Shirkadda OYAK ee dalka…

Guddiga qabanqaabada xuska maalmaha xoriyadda oo diyaar garow ku jira

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha ku Xigeenka Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ahna Wasiirka…

Madaxweyne Xasan Sheekh “Albaabka wadatashigu waa furanyahay”

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran…