Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad
    June 19, 2025
    Safaarada Soomaaliya ee Ankara oo bilowday soo samata bixinta shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Iran
    June 19, 2025
    Wasiirka Cali Xoosh oo bogaadiyey doorka Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka
    June 19, 2025
    Wasiir Al-Cadaala oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka khawaarijta
    June 19, 2025
    Wasiir Xoosh: “Dowladdu way dhistay guddiga doorashooyinka balse ma fara-gelinayso shaqadooda”
    June 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Ciidanka Israa’iil oo dilay 9 Falastiin ah oo ay ku jirtay haweeneey da’ ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Ciidanka Israa’iil oo dilay 9 Falastiin ah oo ay ku jirtay haweeneey da’ ah
Caalamka

Ciidanka Israa’iil oo dilay 9 Falastiin ah oo ay ku jirtay haweeneey da’ ah

By Kulane
Last updated: January 26, 2023
1 Min Read
Share

Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan sagaal Falastiini ah, tiro kalena way dhaawaceen,kadib matkii weerar hubeysan ay ku qaadeen magaalada Jenin, oo ku taal waqooyiga daanta galbeed ee la haysto.

saraakiisha Falastiiniyiinta,dad goobjoogayaal ah iyo dhakhaatiirta caafimaad,ayaa sheegay in haweeney da’ ah ay ku jirto dadka dhintay.

Wasiirka caafimaadka ee Falastiin, Mai al-Kaila, ayaa sheegay in ciidamada Israel ay sidoo kale sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsadeen isbitaal ay ku jireen carruur, taasoo keentay in caruur badan ay ku neefqabatoomaan.

Milatariga Israel ayaa xaqiijiyay in howlgal ay ka sameeyeen Jenin maanta oo Khamiis ah, hasa yeeshee markii dambe aya la sheegay in ay isaga baxeen magaaladaasi..

Magaalada Jenin waxa ay ka mid tahay aagagga woqooyiga Daanta Galbeed ee ay ka dagaalamaan Kooxaha hubeysan ee Xamaas iyo Islamic Jihad ,waxayna Israa’ii; dooneysaa in ay ka hortagto wax iska caabinta Falastiin  ee sii kordhaya.

Tirada Falastiiniyiinta ay dileen ciidamada Israel intii lagu guda jiray duulaanka ay ku qaadeen Daanta Galbeed iyo Bariga Qudus bishaan ayaa hadda ah 24 dhimasho ah oo ay ku jiraan shan caruur ah,iyadoo sanadkii tagay  ciidamada Israa’iil ay dileen 170 falastiiniyiin ah oo u badan rayid. .

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad. Imtixaanka…

June 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Israa’iil oo sheegtay in dagaalka ay kula jirto Xamaas uu socon karo dhowr bilood

Wasiirka Difaaca Israa'iil Yoav Gallant ayaa u sheegay la taliye Jake Sullivan  oo ka socda mareykanka in milatariga Israa'iil ay…

Caalamka
December 15, 2023

15 qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay dalka Kenya

Kenya.(SONNA):- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah 15 qof ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay dalkaas. Warka…

CaalamkaWararka
April 7, 2021

Louis Saha oo shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara inuu dib u soo nooleeyo Man United

England(SONNA)-Laacibkii hore xulka qaranka France ee Louis Saha ayaa shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara inuu dib u…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

Sagaal ruux oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Suudan

Diyaarad rayid ah oo nooceedu ahaa Antonov ayaa maanta ku burburtay garoonka Port Sudan ee Dalka Suudaan, halkaasi oo ay…

Caalamka
July 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023